Ciidamo loo tababaray la dagaalanka Al-shabaab oo la soo bandhigay (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti, ayaa halkaas tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed. Ciidamadan ayaa noqonaya dufcaddii 17-aad oo tababar heerkeedu sarreeyo ku qaadatay Jamhuuriyadda Jabuuti. Jen Xijaar oo khudbad u jeediyey dufcaddan cusub ee Ciidanka Daraawiishta Booliska Soomaaliyeed … Continue reading Ciidamo loo tababaray la dagaalanka Al-shabaab oo la soo bandhigay (Sawirro)